WorldLingo Aadane Khibrad Turjimmaanid


Bookmark and Share

Soo Roggo dekumiinitaaga is qiime turjibaanid laguu siiyo.

Select Document(s) or Enter Word Count or Enter Text

Translate from:
Translate into:

For multiple entries hold down the control or shift key when selecting.

Fudayd iyo Hubaal ilaa in ka badan 141 luqadood

Sababtoo ah waxaa qadka ku jira shirkadda magaceeda iyo dhaqaalaheeda, u doorashada dekumiintiga turjimideeda waxay tahay muhiim in lagu simo mid ku haboon.Suuqa aduunka markay noqoto xaalkeed mid sii tartan badan, Worldlingo waxay fahansantahay muhiimadda loo gudbinayo fariintaada si fasiix leh oo hubaal ah. Oo ka kooban turjibaano khibrad fiican leh, Worldlingo waxay u bedeli kartaa dekumiintigaaga kuwa kasta sida 141 languages.

Turjibaano Khibrad Dhalad Ah leh

Turjibaanadeena aadka khibradda u leh waa kuwo tababaran, luqadooda dhalad ku ah. Waxaa lagu doortaa khibradooda iyo inta aay aqoon leeyihiin ay ku soo shaqeyn jireen. Waxaa baaris ah suubinaa aan ku hubineyno aqoonta uu leeyahay turjibaankeenu, si aan u keeno mid nalaga filaayay. Tani waxay suurta gelisaa darajadda qiime turjimaadda ugu quality dhaqanka markaas jira mid ah. Waxaa dhacda in shaqa walba oo Worldlingo ka soo baxda uu markale laba jeer fiirsho qof hubiya.

dekumiintiyadda ka weyn ama ah kuwa aad u kala duwan oo adag qiimeyntooda ama aad jeceshahay inaad ogaato qiime luqad ka mid ah kuwa la hayo Instant Quoter, fadlan nala soo xariir WorldLingo adoo sita shuruudahaaga.